Musharaxa ugu Saameynta badan Doorashada Puntland oo Garawe gaaray (Daawo Sawirada)

Siciid Cabdullaahi Deni oo ah Musharaxa ugu saameynnta badan ee u taagan xilka Madaxweyne-nimada Puntland ayaa soo gaaray magaalada Garoowe ee caasumada Puntland, iyada oo ay soo dhaweeyeen boqolaal kamid ah shacabka magaalada Garowe waxaana looga hortagay musharrax Deni meel 20 KM dhanka Barriga ka xigta magaalada Garoowe, halkaas oo ay ku muujiyeen Shacabka dareenkooda … Continue reading Musharaxa ugu Saameynta badan Doorashada Puntland oo Garawe gaaray (Daawo Sawirada)